Qorshe, siyaasad wanaag badan, hayeeshee aan fulin lahayn!. September 04, 2020 Qorshe, siyaasad wanaag badan, hayeeshee aan fulin lahayn!. Marka aad dhegensato doodda hogaamiyaasha africa waxay...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in Washington ay xayiraad dal ku gal ay ku soo rogayso saraakiil ka tirsan xisbiga shuuciga ee...
Booliska caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegay burcad hubeysan iyo booliska rasaas ay isweydaarsadeen inuu hal qof ku dhintay hal qofna uu ku dhaawacmay....
Lixdan sano ka hor, maanta oo kale, ayey aheyd markii gobolladii waqooyiga Soomaaliya ee la oran jiray British Somaliland ay xorriyadda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska. Maalmo...
Mas nooca loo yaqaanno jabisada ah, oo lagu magacaabo Isis, ayaa ka baxsaday guri lagu hayay oo ku yaalla magaalada Rennes,, ee dalka Faransiiska, wuxuuna cabsi...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay korodhay tirada todobaadlaha ah ee dadka uu ku dhacayo cudurka Covid-19 ee qaaradda Yurub. Kow iyo toban...