Iyadoo maanta ay ku beegan tahay 26-ka Juun oo ah maalintii gobollada waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska ayaa waxaa munaasabado lagu qabtay magaalooyinka Hargeysa...
Lixdan sano ka hor, maanta oo kale, ayey aheyd markii gobolladii waqooyiga Soomaaliya ee la oran jiray British Somaliland ay xorriyadda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska. Maalmo...
Waxaa bilihii lasoo dhaafay isa soo tarayay xiisadda u dhaxeysa labada dal ee ugu awoodda badan bariga dhexe, Masar iyo Turkiga oo kala taageeraya dhinacyada isku...
Hindiya ayaa waddankeeda ka erisay kalabar ka mid ah shaqaalaha safaaradda Pakistan ay ku leedahay caasimadda dalkaas ee Delhi, kaddib markii ay ku eedeysay inay ku...
Fursad kasta waxay ahayd muhiim, lagamana soo kaban karin inay khasaarto. Kooxda waxay guul ka gaareen kooxda ay ku xifaaltamaan magaalada Rio de Janeiro ee Fluminense....
“Putin la’antiis Ruushka ma jiraayo.” Tani waa fikradda uu aaminsanyahay ku xigeenka madaxa shaqaalaha madaxtooyada ee dalkaas. Sidoo kale waxaa sidaasi aaminsan malaayin shacabka Ruushka ah...