Connect with us

Diinta

Is-barbardhig: Awoodaha milateri ee Masar iyo Turkiga

At vero eos et accusamus et iusto odio dignissimos ducimus qui blanditiis praesentium voluptatum deleniti.

Published

on

Photo: Shutterstock

Waxaa bilihii lasoo dhaafay isa soo tarayay xiisadda u dhaxeysa labada dal ee ugu awoodda badan bariga dhexe, Masar iyo Turkiga oo kala taageeraya dhinacyada isku haya dagaalka ka socda dalka Libya.

Dowladda Turkiga ayaa ciidamo u dirtay dalka Libya, si ay u taageeraan dowladda uu caalamka aqoonsanyahay ee fadhigeedu yahay Tripoli, halka dalal Masar ay kamid tahayna ay taageero u muujiyeen Janeraal Khaliifa Xaftar.

Madaxaweynaha dalka Masar Cabdicasiis Al-Sisi ayaa maalmo kahor ku gooddiyay inay suurtagal-tahay in dalkiisa uu qaadi doono tallaabo milatari oo lagu taageerayo janeraal Khaliifa Xaftar.

Khudbad uu telefishinka ka jeediyay ayuu madaxweyne Al- Sisi ku sheegay in magaalada Sirte ay Masar u tahay khad cas.

Ciidamada dowladda oo uu Turkiga baritaarayo ayaa ku sii siqaya magaalada Sirte iyagoo horayna ula wareegay magaalooyin muhiim u ah Xaftar.

Turkiga ayaa sheegay in haddii Xaftar uu doonayo xabad joojin waarta, marka hore laga doonayo in uu isaga baxo magaalada Sirte. Dadka darsa arrimaha Bariga Dhexe ayaa aaminsan in haddii Masar ay ka dhabeyso hanjabaada madaxweyne Sisi, ay taasi horseedeyso in dalalka Masar iyo Turkiga ay isku farasaaraan dagaalka gudaha Libya.

Continue Reading
Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Diinta

Is-barbardhig: Awoodaha milateri ee Masar iyo Turkiga

Published

on

By

Waxaa bilihii lasoo dhaafay isa soo tarayay xiisadda u dhaxeysa labada dal ee ugu awoodda badan bariga dhexe, Masar iyo Turkiga oo kala taageeraya dhinacyada isku haya dagaalka ka socda dalka Libya.

Dowladda Turkiga ayaa ciidamo u dirtay dalka Libya, si ay u taageeraan dowladda uu caalamka aqoonsanyahay ee fadhigeedu yahay Tripoli, halka dalal Masar ay kamid tahayna ay taageero u muujiyeen Janeraal Khaliifa Xaftar.

Madaxaweynaha dalka Masar Cabdicasiis Al-Sisi ayaa maalmo kahor ku gooddiyay inay suurtagal-tahay in dalkiisa uu qaadi doono tallaabo milatari oo lagu taageerayo janeraal Khaliifa Xaftar.

Khudbad uu telefishinka ka jeediyay ayuu madaxweyne Al- Sisi ku sheegay in magaalada Sirte ay Masar u tahay khad cas.

Ciidamada dowladda oo uu Turkiga baritaarayo ayaa ku sii siqaya magaalada Sirte iyagoo horayna ula wareegay magaalooyin muhiim u ah Xaftar.

Turkiga ayaa sheegay in haddii Xaftar uu doonayo xabad joojin waarta, marka hore laga doonayo in uu isaga baxo magaalada Sirte. Dadka darsa arrimaha Bariga Dhexe ayaa aaminsan in haddii Masar ay ka dhabeyso hanjabaada madaxweyne Sisi, ay taasi horseedeyso in dalalka Masar iyo Turkiga ay isku farasaaraan dagaalka gudaha Libya.

Haddaba labada dhanka awoodda milateri halkee kala taagan yihiin?

Continue Reading

Diinta

Maxay ku saabsan tahay xiisadda ka soo cusboonaatay Hindiya iyo Pakistan?

Published

on

By

Hindiya ayaa waddankeeda ka erisay kalabar ka mid ah shaqaalaha safaaradda Pakistan ay ku leedahay caasimadda dalkaas ee Delhi, kaddib markii ay ku eedeysay inay ku howlanaayeen falal basaasnimo ah iyo wadashaqeyn ay la lahaayeen argagixisada ah.

Dowladda Hindiya ayaa sidoo kale dhimi doonta shaqaalaheeda ku sugan safaaradda ay ku leedahay magaalo madaxda Pakistan ee Islamabad, sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha dibadda.

Ma jirto jawaab ilaa hadda si deg deg ah uga soo baxday dhinaca dowladda Pakistan, oo arrintan ku saabsan.

Xiriirka u dhaxeeya labada waddan ee ku hubeysan nuclear-ka ayaa meel xun gaaray kaddib markii ay Hindiya saddex isbuuc ka hor waddankeeda ka eriday labo ka mid ah shaqaalaha safaaradda Pakistan.

Waxaa labaasi qof lagu eedeeyay inay isku dayayeen aruurinta xog ku saabsan dhaqdhaqaaqyada milatariga Hindiya.

Warbaahinta Hindiya ayaa soo tabisay in tallaabada ugu dambeysay ee ay qaadday xukuumadda Delhi ay timid markii ay soo baxeen warar sheegaya in labo shaqaale oo Hindi ah lagu waxyeelleeyay magaalada Islamabad.

Continue Reading

Diinta

Mayors agree, Congress should invest in affordable housing

Temporibus autem quibusdam et aut officiis debitis aut rerum necessitatibus saepe eveniet ut et voluptates repudiandae.

Published

on

By

Photo: Shutterstock

Quis autem vel eum iure reprehenderit qui in ea voluptate velit esse quam nihil molestiae consequatur, vel illum qui dolorem eum fugiat quo voluptas nulla pariatur.

Temporibus autem quibusdam et aut officiis debitis aut rerum necessitatibus saepe eveniet ut et voluptates repudiandae sint et molestiae non recusandae. Itaque earum rerum hic tenetur a sapiente delectus, ut aut reiciendis voluptatibus maiores alias consequatur aut perferendis doloribus asperiores repellat.

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

“Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat”

Nemo enim ipsam voluptatem quia voluptas sit aspernatur aut odit aut fugit, sed quia consequuntur magni dolores eos qui ratione voluptatem sequi nesciunt.

Et harum quidem rerum facilis est et expedita distinctio. Nam libero tempore, cum soluta nobis est eligendi optio cumque nihil impedit quo minus id quod maxime placeat facere possimus, omnis voluptas assumenda est, omnis dolor repellendus.

Nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Sed ut perspiciatis unde omnis iste natus error sit voluptatem accusantium doloremque laudantium, totam rem aperiam, eaque ipsa quae ab illo inventore veritatis et quasi architecto beatae vitae dicta sunt explicabo.

Neque porro quisquam est, qui dolorem ipsum quia dolor sit amet, consectetur, adipisci velit, sed quia non numquam eius modi tempora incidunt ut labore et dolore magnam aliquam quaerat voluptatem. Ut enim ad minima veniam, quis nostrum exercitationem ullam corporis suscipit laboriosam, nisi ut aliquid ex ea commodi consequatur.

At vero eos et accusamus et iusto odio dignissimos ducimus qui blanditiis praesentium voluptatum deleniti atque corrupti quos dolores et quas molestias excepturi sint occaecati cupiditate non provident, similique sunt in culpa qui officia deserunt mollitia animi, id est laborum et dolorum fuga.

Continue Reading
Advertisement

Wararka Ugu Akhriska Badan

Copyright © 2020 Xogsame.