Booliska caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegay burcad hubeysan iyo booliska rasaas ay isweydaarsadeen inuu hal qof ku dhintay hal qofna uu ku dhaawacmay....
Halgan dheeraa, haydaar badnaa oo hub iyo heesba la isku hurgufay dabadii ayay shacbigii Maxmiyaddii Ingiriisku gumeysanayay degganaa soo hooyeen libin la haybinayay. Waa 25kii Juun,...
Lixdan sano ka hor, maanta oo kale, ayey aheyd markii gobolladii waqooyiga Soomaaliya ee la oran jiray British Somaliland ay xorriyadda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska. Maalmo...
Mas nooca loo yaqaanno jabisada ah, oo lagu magacaabo Isis, ayaa ka baxsaday guri lagu hayay oo ku yaalla magaalada Rennes,, ee dalka Faransiiska, wuxuuna cabsi...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay korodhay tirada todobaadlaha ah ee dadka uu ku dhacayo cudurka Covid-19 ee qaaradda Yurub. Kow iyo toban...
Fursad kasta waxay ahayd muhiim, lagamana soo kaban karin inay khasaarto. Kooxda waxay guul ka gaareen kooxda ay ku xifaaltamaan magaalada Rio de Janeiro ee Fluminense....
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka soo horjeestay xeerarka uu maalmahan ka doodayay golaha shacabka, kuwaas oo qaarkood la ansixiyay,...